Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxaana lagu aas-aasay gole ay ku mideysan madaxda. Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala …

3rd October 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay midnimo iyo wada-shaqeyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna hoosta ka xarriiqayaa in ay lagama maarmaan …

3rd October 2024  admin  

Hoos  ka daawo Raisawasaaeaha Soomaaliya Kheyre  oo ka jawaabaya hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa   “Somaliya Muqdisho oo qura maaha”. Raisawasaraha Soomaaliya Xasan cali Khayre  ayaa isaga oo u khudbadeenaya koox ka socotay xaafadda Dayniile ee magaalada muqdisho  oo Khadiijo Diiriye …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynayaasha shirka Kismaayo kuwehelinaayey ayaa maanta 11 October 2017 kasoo saaray shirkaasi War-murtiyeed, kadib muddo afar cisho ah oo uu shirkaasi socdey. Madaxweyanaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa …