Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Ri’sul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxa garab taagan wasiirkii dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya  Khadiijo Diiriye oo aad ugu sacab tumaysa marka uu raisul wasaarahu sheegay inuu soo arkay jid qurxoon oo ay Soomaali u socoto. Jidkaa Qurxooni ee Soomaali …

3rd October 2024  admin  

Jidkii Ceerigaabi iyo Burco isku xiri lahaa  aya  istaagay ka dib markii dhaqale loo waayey. Shacabka Gobolka Sanaag  ee  Ceel daahir ilaa ceel Afweyn  ayaa rajo weyn ka qaba Balanqaadka madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, ee ahaa in Reer Sanaag ay …

3rd October 2024  admin  

Wasiirul dawlaha nabadeynta SNM Cabdirashiid Xussen Cabdile, oo ka mid ah Marabbida Harti ee  ee la nool beelaha Isaaq ,    ayaa waxaa laga dhigay gaadhigii uu watey ka dib markii uu iska bixin waayey lacagtii uu gaadhigaas ku kireystay,Waxaana sidaasi …

3rd October 2024  admin  

Dawladda Puntland ayaa goor dhaw wareejisay dekedda magaalada Boosaaso, waxaana lagu wareejiyey Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta ee lagu magacaabo P & O oo qeybka ah shirkada weyn ee DP WORLD. Kulan weyn oo lagu wareejinayey heshiiska ayaa ka …