Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Qaraxani oo ka dhashey gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. https://youtu.be/qByJQrnQvnM …

3rd October 2024  admin  

Garxejis oo Laascaanood u yimid xulafaysi ay la samaystaan beesha Dhulbahante. https://youtu.be/Mybvr5ccyyQ…

3rd October 2024  admin  

Sawirkan soo lama mid ah khilaafka u dhaxeeya Maamul goboleedyada Soomaaliya  iyo dawladda dhexe…

3rd October 2024  admin  

Haddii sida Amiin caamir iyo Ajakis aad geli jirtay Shimamooyinkii Supper, Nasar  iyo Soomaal ee magaalada Muqdisho oo aad daawan jirtay Muuqaalada Filimada Hindida, adiga oo Tubaako cunaya , Jilaagii  dheeraa ee Soomaalidu u taqaanay  Cali dheere oo metalyey Filmkii …