Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Shalay kii  dhiiga Soomaalida  daadinayey  ayaa maanta dhiig bixinayaa isaga oo la waardiyeenayo, oo aan maxkamada loo soo taagin danbiyaddii uu galay. Shalay dawladda Soomaaliyeed KII  lahaa ha la burburiyo, isaga oo magac qabiil ku hadlaya ayaa  maantana dawladdii uu …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran oo ay ka socdaan hawlaha gurmadka iyo baadigoobka dadka lagu la’yahay qaraxii argagixisanimada ahaa ee Zoobe. Madaxweynaha ayaa khadka teleefanka kula hadlay dad la soo wacay xarunta oo baadi goobaaya …

3rd October 2024  admin  

Mukhtaar Roobow “haddii siddaan jano lagu rabo jidkeedii midkaan ma ahan ee Towbad keena”. Dad qalato hore Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horay uga tirsanaa Kooxda Dadqalatooyinka oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Gurmad Qaran ee Magaalada Muqdisho ayaa si …

3rd October 2024  admin  

Inan taagnaa meesha qaraxa uu ka dhacay oo ka waramaya sidii ay u dhaceen. https://youtu.be/ftprxhTUafY Allanaag.com…