Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Lacagaha Laga Uruurshey Masaajiidka Rowdo Ee Bosaso Waxay Kala Yihiin; _Shirkadda Isgaarsiinta Ee Golis iyo Bahwadeegteeda Xawaaladda Taaj & Salaam Bank Waxay Ku Deeqeeny $50,000 . _Shirkadda Duulimaadyada Ee Daallo Waxay Ku Deeqday $5, 000 Sidoo kale Waxay Bilaash ka …

3rd October 2024  admin  

Islaan culayskeedu yahay 325 Rodol ama 150 Kiilo ayaa dishay gabadh yar oo sagaal jir ah oo ay ilmo adeer yihiin ka dib markii ay ku dul fariisatay iyada oo ciqaabaysa Veronica Green Posey, oo 64 jir ah kuna nool …

3rd October 2024  admin  

Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xil. Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la  joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda jirta laguna marin habaabinayo gurmadka ay shacabka Soomaaliyeed iyo dalalka aan saxiibka nahay la garab istaagayaan dhibanayaashii ay ku …

3rd October 2024  admin  

$100,000 ayuu Mareykanku ku bixyey Gurmadka Qaran, Boosaaso-na labo habeen ayaa $300,000 laga ururiyey Masjid Rowda. …