Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th January 2025  admin  

AKHRISO Maxaa kajira in Ra’iisulwasaare Kheyre uu qortay xildhibaanadii kamid noqon lahaa Xisbigiisa?   …

11th January 2025  admin  

Cali Khaliif iyo Ciro oo ka wada hadlay sidii qas iyo fawdo loga sii wadi lahaa degaanada beesha dhulbahante degto Cali Khaliif Galaydh iyo Abdiraxman Cirro,  oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa looga hadlay sidii dadka deegaanka Khaatumo  …

11th January 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta Nayroobi, Nofeembar, 27, 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray Maagalada Nayroobi. Wafdiga …

11th January 2025  admin  

Kulankii Odayaashii reer Maakhir iyo Ina Cigaal ee sanadkii 1993. Sanadkii 1993, ayaa  Allah ha u naxariistee Maxamed Ibrahim Cigaal oo xukumayey maamulka SNM , wuxuu magaalada  Hargaysa  ku casumay Odayaal ka soo jeeda Beesha Warsangeli, si uu uga dhaadhiciyo …