Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Mid ka mid  ah Siyaasiyiinta ugu caansanaa Hargaysa ayaa ku   geeriyooday dalka Jabuuti Allah ha u naxariistee waxa dalka Jabuuti ku geeriyooday Xasan Cawaale Caynaan, oo  ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan gobolada Waqooyi galbeed iyo Tohdheer ee Soomaaliya…

3rd October 2024  admin  

Reer Muqdisho,  dawo Puntland ka timid oo ay  u soo direen  in lagu daweeyo  bukaan jiifka cisbitaalada Muqdisho yaala oo ay  ku qornayd Dawladda Puntland  qaylo iyo sawaxan badan ayeey  ka keeneen. Laakiinse Jabhadkan Habar jeclo ee taageersan falaagada doonaysa …

3rd October 2024  admin  

Maxay ku taraysaa Muqdisho Unugaa leh haddadan maalintii ay ku baahan tahay aadan tegayn Shantii madaxweyne ee ugu danbeeyey ee  soo xukuntay  dalka Maraykanka ayaa hal meel ku wada kulmay,  iyaga oo danta isu keentay ay tahay sidii  ay lacag …

3rd October 2024  admin  

Taliye ku xigeenka Booliska Puntland Bille C/rixmaan ayaa Ku dhaawacmay rasaas uu riday Taliyaha Booliska Puntland ka dib muran ka dhashay shir ay lahaayeen Laamaha amaanka iyo maamulka Gobolka Nugaal Taliyaha Booliska C/qaadir Shire faarax (Erag) ayaa isticmaalay Bastoolad ka …