Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne waxa ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, amniga gobolka iyo la dagaalanka …

3rd October 2024  admin  

Labada Sirqay ee  caynabo isku cuskaday waxii ay saxiixeen waxba kama jiraan https://youtu.be/wXVQzAOmcVw…

3rd October 2024  admin  

Muuqaalkan ayaa ka xanaajiyey siyaasiyiinta Beesha Isaaq inay xeerka guurkooda sii xoojiyaan, sida uu sheegay Gudoomiyaha Xisbiga  Garxeiska  ee beelaha Isaaq Faysal Cali Waraabe Weriyaha Idaacadda BBCda ee laanta af Soomaaliga Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo Hargaysa ku sugan  https://youtu.be/kI9EsgQoNVQ https://youtu.be/7ayYdZuRYQg…

3rd October 2024  admin  

Qurba joogta Reer Maakhir in yar oo dal jacayl ah ma kaga dayan doonaan Danyarta reer Mindigale iyo Cawsane Shacabka iyo Dawladda Puntland ayaa waxay ku dhisayaan wadada isku xirta magaalooyinka Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo barnaamij isku tashi ah oo uu …