Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Ilhaan oo diiday inay hor fariisato madaxweynaha Israa’iil Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa diidday inay ka qeybgasho hadal-jeedinta madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog oo lagu wado inuu Arbacada soo socota khudbad ka jeediyo fadhiga wadajirka ah ee …

29th September 2024  admin  

In musuqmaasuqa lala dagaalamo waxaa soo dhawaynaya qof kasta oo Soomaali ah. Hadaba, ma tahay musuqmaasuqa baaritaankiisa in laga billaawo Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo qoyskiisa oo ah kuwa ugu weeyn ee musuqmaasuqa dalka faraha kula jira? Muuqaalkan iyo warbixinta la …

29th September 2024  admin  

RW Xamse, oo ka khudbadeenaya munaasibad lagu bedelay , wasiirkii dhowaan sida qaab daran shaqada looga eryey ka din markii uu shaqo joojin ku sameeyey agaasiayaal la qabiil h madaxweynaha ayaa khudbaddisa ku sheegay inaan 4. 5 loo baahnayn. …

29th September 2024  admin  

Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa galabta Qaahira, caasimadda Masaarida kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Abdel Fattah el-Sisi. Dawladda Masaarida ayaa sheegtay in bishan 13keeda ay ku qaban doonto shir ay ka soo qayb gelayaan dalalka driska la ah Suudaan…