Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Banaabixii aan saaka soo gelinay wuxuu ahaa Damala xagare   ee Hoos ka daawi kii maanta ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag Shabaab kalkaale dooni mayno Sheydaan hubeeye dooni maynoSomali diidka doonimayno Sanduuqyadooda dooni mayno Saaqidiinteey duufsadeen  ( Marrabida) dooni …

4th October 2024  admin  

Banaancayadii looga soo hor jeeday Somaalida Neceb Midnimada Soomaaliya ee SNM, oo maalmahan ka socday gobolka  Sanaag, ayaa mid weyni maanta wuxuu ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag   …

4th October 2024  admin  

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga Xuduudaha Puntland, Siyaasad Wadaagga iyo Arrimo Kale. Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga Xuduudaha Puntland, Siyaasad Wadaagga iyo Arrimo Kale. …

4th October 2024  admin  

Shirka ugga socday magaalada Muqdisho maamul goboleedyada iyo dawladda federaalka ayaa la soo gabagabeeyey maalin dhaweed, balse waxaa muuqata in shirka oo socoday muddo ka badan hal isbuuc laga soo saaray warmurtiyeed u badan huu-haa oo aan wax micna ah …