Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Wasiirka Amniga Dawladda Puntland Iyo Wefti  Uu Hogaaminayo  oo Lagu Soo dhoweeyey Dhahar. Wasiirka Amniga iyo DDR-ka dawladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf iyo wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta 13 Nov 2017 kormeer shaqo ku tegey magaalada Dhahar ee …

4th October 2024  admin  

Maleeshiyaadkii SNM ee beelaha Isaaq markii y arkeen Ciidankii Puntland maxay isu bedeleen …

4th October 2024  admin  

Daawo magaaladii qura ee gobolka Sanaag ee  loo maleenayey in Sanaadiiq la keenayo. Waa magaaladii Muuse Biixi lagu soo dhoweeyey,  oo ka caraysiisay Bulshada Reer Maakhir intooda badan, Waa magaalada ay ka soo jeedaan inta badan Mrabida Isaaqu rabaysteen. Hoos …

4th October 2024  admin  

Innaa lilaahai wa inaa ilayhi Raajicuun    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Ilaahay ha u naxariisto Xaliimo Shacni Suldaan Maxamuud Cali Shire  oo caawa magaalada Toronto ee dalka   Canada ku geeriyootey. Ehelka iyo qaraabadana samir iyo Iimaan Allah ha ka siiyo.…