Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Gudoomiyaha gobolka sanaag oo sheegay in badi gobolka Sanaag aanay ka dhicin doorashooyinkii beelaha Isaaq https://www.daljir.com/guddoomiyaha-gobolka-sanaag-oo-sheegay-in-badi-gobolka-sanaag-aanay-ka-dhicin-doorashooyinka-sl/…

4th October 2024  admin  

Warbahintii gobolka Sool,  qaybtooda xalaasha ahayd ee ka shaqayn jirtay midnimada beelaha  Dhulbahante ayaa Somtel oo xaaraan ku joogta Laascaanood xanibaad saartay Ilaaladda horgal Gargaar oo maamulka somaliland ugu magacaaban wasiiru dawlaha nabadaynta gobolada bari ayaa rasaas xoogan ku furay …

4th October 2024  admin  

Ciidamada aad u tababaran ee Puntland ayaa gacanta ku dhigtay kaararka codbixinta ee SNM, kuwaasoo si dhuumaalaysi ah la doonayey in lagu soo galiyo xuduudda Puntland ee gobolka Cayn. …

4th October 2024  admin  

Wefti ka Socda Dawladda Puntland oo Gaadhey Magaalada Xingalool. Wefti kasocda dawladda Puntland ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 13 Nov 2017 gaarey magaalada Xingalool ee gobolka Haylaan, halkaasi oo ay shacabka magaaladaasi kala qayb galeen banaanbaxyo lagu tageerayo dawladda …