Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Sucuudiga Oo Sheekh Atam Ku Daray Liiska Argagixisada Wakaalada Wararka Sucuudiga ee SPA, ayaa baahisay in Canaasiirta  ee sucuudiga hogaamiyo ay argagixiso u aqoonsanyihiin11 ruux oo uu kujiro Sheekh Maxamed Siciid (Atam) oo  horay u  ahaa gudoomiyihii hore ee Al-Shabaabka …

4th October 2024  admin  

Muuse Biixi,  soo maaha ninkii Cabdiraxmaan Tuur oo Habar yoonis ah dagaalka ku qaaday markii uu madaxweynaha ahaa  sidee annaga noo xukumi doonaa hoos ka daawo Suldaanka beesha Habar Yioonis …

4th October 2024  admin  

Waa wada iyaga. waa wada Isaaq. Hadana waxaad  dhowaan arki doontaa   “Suldaankaaga” oo boorsooyinka xir xirtay oo leh waxaan ka qayb gelayaa Caleemo saarka Gacan ku dhiiglaha ay Beelaha Isaaq u  doorteen in uu “iyaga hogaamiyo”. Khudbadiisii u horaysana  …

4th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed iyo weftigii uu hogaaminayey ee hawlaha shaqo u joogey dalka Ethiopia ayaa maanta gelinkii danbe 22 Nov 2017 kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha dalka Ethiopia, kuwaas oo kala …