Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Mar haddii Madaxweynihii ehekiisa shaqaalaysiiyey oo ergaygii uu magcaabay isaguna gabadhii u dhalay uu la taliye ka dhigtay , oo wasiirkii sheegay inuu xilka u hayo Qaraabadiisa ayaa Wasiirka Haweenka iyo dhalaanka Sooaaliya iyaduna xillig adag ee haweenka iyo dhalaanka …

29th September 2024  admin  

Dhismaha London caanka ka ah ee masjidka laga dhigayo Bilyaneer reer London ah ayaa helay ogolaansho uu ugu baddalo qayb ka mid ah dhismaha caanka ah ee Trocadero ee ku yaal bartamaha magaalada London masaajid iyo xarun islaami ah. Maalqabeenka …

29th September 2024  admin  

Muxuu kaga Jawaabay Wasiirka Caafimaad Xukuumada Fedraalka Suaalo aad ukulul oo ay weydiiyeen Guddiga Arimaha Bulshada Barlamaanka?1. Maxaase ka jira in wasaaradda Caafimaadka la shaqeeyaan lataliyaal ajaanib ah oo qaata 18kun ilaa 20kun oo dollar halka wiilka Soomaaliyeed ee wasaaradaasi …

29th September 2024  admin  

RW Soomaaliya Xamse Cabdi oo dhowaan sheegay in laga guurayo 4.5 oo loo guurayo maxaa taqaan oo xitaa haddii shan walaalo ah ay aqoon ku helaan Agaasimayaal ay tahay wax sax ah, Wasiirkiisa Ganacsiga oo dhowaan shaqaalaysiiyey Habaryartii iyo Dumaashidii …