Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Kooxdii ku caan baxday kala qaybinta reer Maakhir,  oo hadda wada doonaya inay  Xildhibaano iyo xilal ka qabtaan  maamulka Beelaha  Isaaq. Koox ku caan baxday kala qaybinta reer Maakhir oo magacoodu ahaa Midnimada Maakhir iyaga oo marin habaabinaya Bulshada inteeda …

5th October 2024  admin  

Caawa saacadu markii ay ahayd geeska Afrika kowdii habeenimo, ayaa Dadqalatooyinkii ku dhuumaalaysanayey buuraha Calmdow, waxay weerar ku soo qaadeen Ciidanka Puntland ee ku sugnaa Afurur. Ciidanka Puntland  ayaa iska difaacay weerarkan laga soo abaabulay Somaliland.  Ma jiraan wax dhimasho …

5th October 2024  admin  

Ciidanka Amniga Puntland oo xalay  hawlgal ka dhan ah cadowga Al Shabaab ka fuliyey Buuraleyda deegaanka  Harweyn  ee Buuraha Calmdow Ciidanka Amniga Puntland  PSF oo xalay 06 December, 2017 hawlgal ka dhan ah cadowga Al Shabaab ka fuliyey Buuraleyda deegaanka  …

5th October 2024  admin  

Maalintii Qoomiyadaha Itoobiya ayaa laga xusay magaalada Hargeeysa. Hadaba, qaar ka hadlay kulankaas ayaa sheegay in Itoobiyaanka iyo beesha Isaaq ay iska xigaan Soomaalida kalle. Allsanaag.com…