Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa u safri doona Turkey 28-ka July, si u wada-hadallo ula yeesho madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, waxaa sidaas Khamiistii xaqiijiyey xafiisyada labada hogaamiye. Netanyahu ayaa la qaabili doonaa maalmo kadib hoggaamiyaha Falastiniyiinta Mahmoud Abbas, oo …

29th September 2024  admin  

Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha ee dawladda Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji, wuxuu shalay inkiray in uu eheladiisa ka shaqo galiyey wasaaradda uu madax ka yahay & Hay’ada Taya Dhawrka, laakiin waxaan helnay xog meesha ka saaraysa sheegashada wasiirka Ganacsiga. Gaylan Media …

29th September 2024  admin  

Imaaraadka iyo Turkey oo saxiixday heshiisyo ku kacaya $50.7 bilyan Turkey iyo Imaaraadka Carabta ayaa saxiixday heshiisyo ku kacaya $50.7 bilyan ayada oo madaxweyne Erdogan uu soo geba-gebeeyey safar uu ku maray saddex dal oo ku yaalla Khaliijka. “Maanta waxaan …

29th September 2024  admin  

Isbarbardhiga mushaarka Askariga Soomaaliga ah iyo kan ATMIS iyo waxyaabaha kale ee ay isdheer yihiin Dhamaadka sannadka dambe waxaa ku eg muddada joogitaanka ciidanka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya waxay iyana isku diyaarinaysay inay amniga la wareegto …