Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Dowladda Maraykanka ayaa joojisay gargaarkii cuntada iyo shidaalka ee ay siin jirtay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya,cabsi laga qabo musuq maasuq,taasoo  dharbaaxo ku ah militariga Soomaliya,iyadoo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay bilaabeen in ay Soomaaliya ka baxaan bishaan. Dowladda Maraykanka …

5th October 2024  admin  

Mar kalle waxaa qarax ka geeystay xerro ciidan oo ku taal magaalada Muqdisho cadawga insaanka, ee argagixisada ah, kuna abtirsada shayaadiinta jidkooda kuwaas oo ah kuwo illaahay ka foggaaday. Cadawgan is qarxiyey ayaa dillay 18 askari oo ka mid ahaa …

5th October 2024  admin  

Filimkii Musasalka ahaa ee Cali Khalif ka   dhigayey waqooyiga Soomaaliya  ee shactiradu ku badnayd  , ayuu  markan wuxuu    ku metelayaa ” Oday dhaqameed ama mid ka mid ah Isimada beelaha Harti ee dega waqooyiga Soomaaliya. Sawirku waa Isimadii beelaha Isaaq …

5th October 2024  admin  

Daawo jabhad SNM ah, oo ka soo jeeda beesha Habar jeclo ee Isaaq,  oo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ugu khudbadeenaya in Somaliland tahay Dawlad oo aan loogu yeedhi karin maamul goboleed. Haddii ay SNM dawlad tahay muxuu ka dhex qabanayaa Baarlamaanaka …