Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Warrar dheeraada ayaa ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay gudaha xero ku taalla kuliyadda Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho. Illo wareedyo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in 25 askari ay dhinteen kaddib markii nin isku soo …

29th September 2024  admin  

Elsie, waa Haween Ingiriis ah, oo 105 jir ah, oo nolosheeda oo dhan ku noolayd hal Guri. Gurigan si kale kuma garatide waxay ku noolayd xilligii Daraawiishtu ay ka dagalamaysay Soomaaliya …

29th September 2024  admin  

Ergeyga Madaxweynaha ee Arrimaha Isaaq oo kulan la qaatay Ururrada bulshada Rayidka Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha beelaha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka iyo …

29th September 2024  admin  

Muxuu yahay erayga ku qoran baasaboorka Soomaaliya ee muranka dhaliyey? “Bal waxaad is weydiisaan dowladda Soomaaliya iyo Soomaali, meesha ‘sex’ maxay uga guureen oo ay ‘Gender’ u qaateen,” su’aashan waxaa dad uu ka hor hadlayey usoo bandhigay Sheekh Maxamed Cabdi …