Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Waxgaradka degmooyinka Buraan iyo Dhahar ee gobolka Hayland  oo la kulmay Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dawladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan. Gudoomiyaha gobolka Haylaan Maxamed Cawil Cabdulaahi ayaa isaguna khudbad qiimo leh ka jeediyey soo dhowayntii wasiirka. Waraabe Cade, iyo  …

6th October 2024  admin  

Gacan ku dhiigle  Muuse Biixi Mudada uu xilka hayo Beesha Isaaq 29 Ma’asuul ayuu Wareegto Xilleed ku magcaabay. Halka Beelaha Dhulbahante, Warsangeli, Samaroon iyo Gabooye 9 qof oo keliya Wareegto Xilleed ku magcaabay.  Ahmed Abdi Muuse Abyan oo ka soo …

6th October 2024  admin  

Qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo oo ka socota Garowe. Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa laga dareemayaa qaban qabaabada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” oo ku wajahan magaaladaasi. Sidoo kale,waxaa maanta magaalada Muqdisho ka …

6th October 2024  admin  

Siyaasiyiinta beesha Habar gidir ma joojin doonaan Mucaaradnimada mar  haddi ay heleen Wasaaraddii ay doonayeen ee arimaha gudaha https://allsanaag.com/maxay-u-istaageen-wada-hadaladdii-usc-iyo-snm/…