Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Daawo madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo  oo dhex lugeenaya casimadda Puntland rr Garowe …

7th October 2024  admin  

Magaalada Garoowe waxaa sii diiran loogu soo dhaweeyay Madaxweeynaha DF ee Soomaali Maxamed Ca/laahi Farmaajo iyo wafdigii la socday. Wafdiga madaxweeynaha ayaa deegaanada Puntland ku sugnaan doona maalmaha soo socda hadii illaahay uu yiraahdo.   https://youtu.be/x3hMPFdwfg8 https://youtu.be/fKKaxLqUe8A Allsanaag.com  …

7th October 2024  admin  

Waxaa maanta magaalada Garoowe soo gaaray ciidan hordhac ah kuwaas oo illaalin doona amniga Madaxweeyne Farmaajo. Su’aasha meesha taal ayaa waxaa ay tahay, sababta keentay in ciidan illaaliya Farmaajo la keeno Garoowe iyadoo ay jooggaan ciidankii Puntland. Mise Puntland ayaa …

7th October 2024  admin  

Waraysi, Wasiirka wasaaradda amniga Puntland mudane  Cabdulaahi Yuusuf Dawlad oo ka waramay socdaalkii uu wasiirka qorshayntu ku tegay Puntland Wasiirku waraysigan wuxuu si tafatiran ugaga waramay Socdaalkii  qaatay dhowrka maalmood ee uu Wasiirka qorshaynta ,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee dowlada …