Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay munaasabad Dawladda Ruushku lacag dhan $640 Million kaga dhaaftay Dawladda Soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dalka Ruushka …

29th September 2024  admin  

Isku shaandhayn lagu sameeyey golaha wasiirada Cadada, oo Todoba wasiir oo ka mid ah golaha Wasiirada lagu cunay ayaa Wasiir Axmed Xuseen oo asalkiisu ka soo jeeda Somaliya waxa loo bedelay wasiirka Horoumarinta Caalamka. minister of international development …

29th September 2024  admin  

Wasiirka dhallinyarada ayaa la weydiiyey shirkii dhalinyarada ee lacagta badan ay ku baxday inaysan ka soo bixin wax natiijo ah oo anfacaya mustaqbalka dhalinyarada …

29th September 2024  admin  

Baarlamanka Puntland oo ansixiyey wax ka beddelka dastuurka Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Puntland ayaa meel-mariyey isbeddel lagu sameeyo dastuurka maamulkaas, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay golaha. “Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa waxay cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen ansixinta …