Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Degaanada ay degaan beelaha  Dhulbahante iyo Warsangeli In madaxweynaha Soomaliya booqan waayo waxa u diiday  Odaygan Habar jeclo iyo wiilka Muuse Biixi ee gacan ku dhiiglaha ah iyaga oo adeegsanaya Marabi ay rabaysteen. https://youtu.be/5excO4Rp2jA …

7th October 2024  admin  

Degaanka Caad Saaran iyo Ceel magacle oo ugu deeqay jidka Barakaysan 59 neef oo adhi ah iyo 2 rati . Bulshada reer Sanaag ayaa muujiyey sida ay u garab taagan yihiin mashruuca barakaysan ee Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli M. Cali …

7th October 2024  admin  

Shir ay isugu yimadeen Odayaasha degaanka iyo reer guraaga degan buura Calmadow ee dhanka Bari ayaa waxay ka  soo sareen baaq ku-aadan kooxda shabaab oo ay uga digeen Inaysan Ku soo gaban Dadka reer guuraaga ah. Kulankan oo kadhacay degaanka …

7th October 2024  admin  

“Shacabka reer Puntland  ha u diyaar garoobeen difaaca Huwanta duulaanka ku soo qaaday degaanadooda” …