Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Alshabaabka ku sugan degaanka  Beer ee gobolka Togdheer ayaa  taageeray in dagaal lagu qaado Puntland. Sawirka sare waa Odaygii Isaaq ee hogaaminayey maleeshiyaadkii Alshabaabka ahaa ee lagu jebiyey Togga Suuj Iyo Garmaal ee Nugaal iyo Mudug  …

7th October 2024  admin  

Maqaam noocee ah ayeey yeelan kartaa degmo ka mid ah degmooyinka Soomaaliya. Dastuurkii Soomaaliya waxa loo jebiyey, oo gobol iyo nus looga dhigay maamul goboleed,   bal in hal mar Fiqi iyo Mahad Salaad beeshooda ay yeeshaan maamul goboled. Markii la …

7th October 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shir gaar ah oo Ururka Islaamka ku yeeshay Jeddah “SAWIRRO” Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia shir gaar ah …

7th October 2024  admin  

Beesha Isaaq Rag iyo Dumar waxay isku raaceen inay duulaan  ku qaadaan dhul ayna lahayn https://youtu.be/fdDhjfSy3S8…