Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

RA’IISUL WASAARE XAMSA OO MADAXWEYNAHA KENYA RUTO KALA HADLAY FUDUDEYNTA DAL-KU GALKA KENYA IYO CIRIBTIRKA KHAWAARIIJTA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Dar es Salaam kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynaha Kenya William …

29th September 2024  admin  

Dhinacyadii isku maandhaafsanaa siyaasadda gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay inay khilaafkii dhexdooda yaallay ay heshiis ka gaadheen. Arrintan ayaa timid xilli uu madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan maalmihii lasoo dhaafay arintan uu u joogay degmada …

29th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay munaasabad Dawladda Ruushku lacag dhan $640 Million kaga dhaaftay Dawladda Soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dalka Ruushka …

29th September 2024  admin  

Isku shaandhayn lagu sameeyey golaha wasiirada Cadada, oo Todoba wasiir oo ka mid ah golaha Wasiirada lagu cunay ayaa Wasiir Axmed Xuseen oo asalkiisu ka soo jeeda Somaliya waxa loo bedelay wasiirka Horoumarinta Caalamka. minister of international development …