Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Cullumada Soomaaliyeed qaar ka mid ah ayaa baaq ka soo saaray dirirta ka taagan gobolka Sool, gaar ahaan Tukaraq. Hadaba, culimada arrinta ay ka hadleen waa mid qof kasta oo muslim ah ay tahay inuu ka hadlo, laakiin culimada waa …

8th October 2024  admin  

Dadka marabida ah iyo kuwa maskaxda ka taageersan SNMta ee waa in ay dhageestaan casharkan oo ah mid u baahan in si fiican loo dhuuxo. Shacabka Sool iyo Sanaag waa ineey go’aan ka gaaraan dadka iibsanaya sharaftooda ee Isaaq soo …

8th October 2024  admin  

Yaasiin Cabdisamada oo ka mid ah nabadoonada Puntland ayaa ka hadlay dagaalka gardarada ah ee SNMta ay ku soo qaadeen deegaanada Puntland. Yaasiin ayaa soo jeediyey in haddii cid la qasbayo ay tahay in la qasbo oo xoog lagu maquuniyo …

8th October 2024  admin  

Guddiga Doorashooyinka Madaxabanaan ee Soomaaliya ayaa u jooga magaalada Boosaaso la tashiyo ku aadan doorashooyinka dalka ka dhici doona sannadka 2020ka. Allsanaag.com…