Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Waxaa miino ay kulla qaraxday aaga Galgala ciidamo la socday gaari oo ku sii socday magaalada Boosaaso. Miinada ku qaraxday gaariga ayaa aheed nooca dhulka lagu aaso taas oo sababtay dhimashada askari iyo dhaawac seddex kalle. Argagixisada ayaa waqti dheer …

8th October 2024  admin  

Cabdullaahi Ciilmooge oo ka soo noqday wasiirka warfaafinta dawladdii federaalka ayaa wareeysi uu siiyey Telifishinka RTN kaga hadlay arrimo badan oo ka socda dalka Soomaaliya. Ciilmooge ayaa sheegay inuu isku sharaxayo madaxtinimada Jubbaland marka la gaaro doorashada soo socota xilligeeda …

8th October 2024  admin  

Qaadashada shilinka Soomaaliga ayaa dib ugga billaawday magaalada Baladweeyne. Hadaba, maamulka Baladweeyne ayaa sheegay ineeysan qaadan doonin shillin Soomaaliga ogga yimaada dhinaca Puntland, balse ay qaadanayaan tan Koonfurta Soomaaliya oo kalliya. Lacagtii shillin Soomaaliga ayaa iska dhamaatay markii dawladda burburtay …

8th October 2024  admin  

Dhawaan Hargeeysa waxaa lagu xiray gabar dhawaan ka timid magaalad Muqdisho taas oo horrey u sheegtay ineey aaminsantahay Soomalinimada. Gabadhan ma jirto cid ay dishay, mana ahan gabar ka baxday diinta Islaamka ama danbi kalle oo ay soo malleegtay oo …