Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Wuxuu ku jiray galbiska xaaskiisa labaad markii ay xaaskii hore tooraysay Dhacdo aad u Xanuun badan ayaa Goor dhow ka dhacday degmada Guriceel, Nin iyo Naag Aroos ahaa ayaa Xiligii Galbiska waxaa lagu dhuftay Min Toban Tooreey Waxaa Falkaasi Gaystay …

29th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashid Yuusuf Jibril Cawl ayaa ugu hambaleeyay dhammaan shacabka reer Puntland, dhaqangalka Wax-ka-bedelka 1aad ee Dastuurka Dawladda Puntland oo Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda maanta ku soo saaray Faafinta Rasmiga ah. ” Waxaan ugu …

29th September 2024  admin  

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hindise sharciyeedyo muhiim u ah dalka  Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Mudane Xasan Macallim Maxamuud Sheekh Cali ayaa looga hadley …

29th September 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha argagixisada iyo ka hortagga maalgelintooda Brian Nelson. Sida lagu sheegay bayaan ay sii daysya Villa Somalia, madaxweynaha ayaa kulanka ku soo bandhigay tallaabooyinka dowladda …