Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Hadaadan i  ogayn Mujaahid ayaan ahay aniguba    ” Abu dhabi ayaan joogay oo howsha Faysal Cali Koonfur ka hayey  mid la mid ah ayaan u hayey jabhaddii  SNM https://youtu.be/XWf2ScXB4AQ Faysal Cali waraabe iyo nac nac waa nimanka SNM u qaabilsan …

8th October 2024  admin  

ONLF iyo Itoobiya oo hishiis hor dhac ah Magaalada Nairobi ka Furmay Maanta Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa ka socda Kulan hishiis hor dhac ah oo dhaxmaray  jabhada ONLF iyo Dowladda Federaalka Itoobiya,  Wada hadallada oo ahaa kuwo …

8th October 2024  admin  

Hal Qof ayaa ku Dhaawacmay israsaaseen Dhexmartay SNM …

8th October 2024  admin  

Xoghayihii Wasiirka Dekedaha Puntland oo Ku Dhaawacmay Iska Hor Imaad ka Dhacay Boosaaso. Xoghiyii Wasiirka Wasaarada Dekeha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcad badeeda Puntland Mudane.Maxamuuf Cali Dhuxul ayaa ku dhaawacmay Israsaaseyn Dhex martay Ilaalada Wasiirka Dekedaha iyo Taliyihii Shaqada Laga …