Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Ciidamadii laga keenay gobolka Shabeelada Hoose ee lagu qarxiyey magaalada Muqdisho ayaa boqolkiiba boqol ahaa shirqool. Dhalinyaradan ayaa u badnaa beesha Biimaal, waxeeyna shaqo fiican ka hayeen deegaanadaas, iyagoona dhulkaas ka difaacay argaggixisadda iyo beesha gobolada dhexe ka timid ee …

29th September 2024  admin  

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, kulanka ayaa diiradda lagu saaray Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo beesha Isaaq iyo …

29th September 2024  admin  

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u sheegay hoggaamiyayaasha iyo mas’uuliyiinta waddamada Afrika Khamiistii in Moscow ay siin doonto qamadi iib ah ama bilaash ah waddamada ugu baahida badan, si looga hortago hubanti la’aanta cuntada caalamiga ah ee ay sababtay diidmada …

29th September 2024  admin  

Nin toban iyo todobo sano u xirnaa kufsi uusan geysan Waxaa markii ugu horeysay dareenkiisa ka hadlay nin laga siidaayay xabsi, gaar ahaanna sida dareenkiisu ahaa habeenkii ugu horeeyay ee uu noqday qof xor ah, isagoo sheegay inuu aad ugu …