Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

C/qaadir Maxamed Nuur,  oo magaciisii afgarashada  Alshabaabka xiligii uu ka tirsanaa ahaa (General Jaamac iyo Jaamac Abu-Jihaad). laakiinse hadda ku magacawnaa  Taliye Ku-Xigeenka Nabad-sugidda Qaranka ee (NISA)ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho lagu xiray. Sababta lagu xiray …

9th October 2024  admin  

Shirka Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Sharciga Shirkaddaha iyo magacaabista taliyeyaasha Ciidanka Booliiska, Nabad sugidda iyo …

9th October 2024  admin  

Dawladda Federaalka ayaa la fillayaa in ay dhawaan wada hadal la furi doonaan beesha Isaaq. Hase ahaatee, waxaa haboon in la qeexo cidda lala hadlayo. Cidda lala hadlayo waa ineey noqotaa beesha Isaaq oo iyadu ah midda dhibaato ka tirsaneesa …

9th October 2024  admin  

Kaftanka Siyaasadda: Dawladda Farmaajo weli wasiirkii arimaha dibada ma helin ? https://youtu.be/zLK8B2q0tcs…