Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Ku-Meel Gaara U Magacaabey Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01 March 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Guddoomiyaha …

9th October 2024  admin  

Waxaa bubur xoog leh uu soo gaaray wadada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Boosaaso, mana jirto wac dayac tir ah oo lagu sameeyey. Meelaha wadada ee ka burbursantahay waxaa xafiiska ugu weeyn ku leh shirkadda isgaarsiinta Golis. Lacagta ugu badan …

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha dalka Isbaanishka Muqdisho, 28 Feb 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Spain u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De …

9th October 2024  admin  

Eey ka mid ah Saraakiisha Booliiska Santa Ana California,  ayaa gacanka ku soo dhigay Tuug ka baxsaday Booliiska http://www.bbc.com/news/world-us-canada-43220980…