Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxy Hamblyo meher u dirayaan Prince Cali SHIRE suldaan Siciid iyo Marwdiisa Ladia Mahdi Said oo ku aqal galay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag …

29th September 2024  admin  

Ehelkii Gudoonka Baarlamaank oo shaqo buuris loo sameeyey Madaxweyne Xassan Culusoow oo kujira in guddoonka golaha shacabka la aamusiyo si aysan Xukuumadda ula xisaabtamin, ayaa amray in, in gudoomiye Kuxigeenka 1-aad ee golaha shacabka Federaalka Sacdiya Salaad wiilka ay u …

29th September 2024  admin  

Dad ay ku jiraan Soomaali oo laga masaafurinayo Turkiga Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay inay dalkooda ka saarayaan in ka badan hal milyan oo qof oo ah soo-galooti u dhashay Suuriya oo aan sharci rasmi ah ku joogin dalkaasi. Sidoo kale …

29th September 2024  admin  

Kenya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe ay dadka deegaannada Waqooyi Bari uga qeybgalinayso dagaalka ay kula jirto ururka al-Shabaab ee weerarrada ka geysta gudaha waddankeeda. Wasaiirka amniga gudaha Kenya, Kithure Kindiki, ayaa sheegay in qaabka dowladda Soomaaliya ay bilihii …