Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Madaxweyne Culusoow oo hogaankiisu mar kale ka dhigay Soomaaliya dalka ugu musuqmaasaqa badan Qiimeynta sanadlaha ah ee laga sameeyey  2022 heerka musuqmaasuqa oo ay sameysay hay’adda Transparency International ayaa muujinaya in dalalka badankoodu ay ku guuldarresyteen in ay joojiyaan musuqmaasuqa.…

29th September 2024  admin  

MADAXWEYNE CULUSOOW OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA Madaxweynaha Dwladda Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis. Madaxweynaha …

29th September 2024  admin  

Xabiibo Aadan Madoobe, ayaa aabaheed oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka ku daray Guddiga Istaatikada Qaranka Soomaaliya. Maant oo ay ahayd in madaxda Soomaaliyeed ay qaataan Ma’suuliyadda ceebta ku dhacday Qaranka Soomaaliyeed oo weligeed tusaale xun loo soo qaadanayo, ayaa waxa taa …

29th September 2024  admin  

Garoowe, Augusto 03, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03 August, 2023 soo saaray qoraal ku saabsan muddeynta Ansixinta Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu: – MARKUU ARKAY: – …