Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho. Ku-xigeenka QM ayaa Guddoomiyaha ku boggaadisay shaqada uu qabtay Baarlamaanka intii …

29th September 2024  admin  

liiska xubnaha la dooortay ee golayaasha degaanka puntland ayaa lagu wareejiyey wasiirka Arimaha Gudaha …

29th September 2024  admin  

Safaaradda Shiinaha oo lacag ugu deeqday hay’adda maaraynta Musiibooyinka. Safaaradda Shiinaha oo lacag ugu deeqday hay’adda maaraynta Musiibooyinka.Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya …

29th September 2024  admin  

R/W Xamse oo kulan la qaatay Lataliyaha Dimuqraadiyadda ee Wasaaradda Arr/Dibadda Maraykanka  Ra’iisul Wasaaraha iyo Lataliye Warfaa ayaa iska xogwareystay xaaladda dalka, dagaalka ka dhanka argagixisada, qorsheyaasha horumarinta dimuqraadiyadda iyo xuquuqul-iinsaanka dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa la wadaagay sida ay …