Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Gollaha deegaanka Magaalada St.Paul ee Magaalo madaxda Gobolka Minnesota ayaa maantay meel mariyey qarar ay ku aqoontanayaan doorashadii dhawaan ka dhacday Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool lagu yagleeyey Maamulka khaatumo SSC.Gollaha deegaanka ayaa kaloo sheegay in Magaalada Laascaanood & magaalad …

27th September 2024  admin  

Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad …

27th September 2024  admin  

R/W Xamsa oo kulan doceed kula yeeshay xarunta QM Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka, Anna Bjerde, oo ay ka …

27th September 2024  admin  

Maxaa ku qoran buugga Puntland ee mas’uulka loo ceyriyey Wasaaradda waxbarashada ee Puntland ayaa shaqada ka joojisay agaasime-waaxeedka tayo dhowrka iyo manaahijta, Cabdulqaadir Yuusuf Nuux, sababo la xiriira buug iskuullada laga dhigo oo la mamnuucay. Warqadda shaqo ka joojinta waxaa …