Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

RW Xamse oo la kulmay Madaxweyne Biden iyo Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay madax sarsare oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha dalka …

27th September 2024  admin  

๐—ฅ๐—ฎ’๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ซ๐—ผ๐—ด๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres. Raโ€™iisul …

27th September 2024  admin  

Soomaali loo haysto gabar lagu kufsaday jarmalka iyo sida ay wax u dhaceen Kufsi wadareed ayaa ka dhacay beerta loo yaqaano Gรถrlitzer Park ee magaalada Berlin ee dalka Jarmalka iyadoo eedeymaha ka dhanka ah tuhmanayaasha ay leeyihiin tafaasiil kala duwan.…

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow oo caawa kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka ayaa markale adkeeyay in …