Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Maxaa kasoo baxay wahadalladii madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmay? Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Jeneraal Lloyd Austin ayaa dalka Jabuuti kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka madaxweynaha iyo …

27th September 2024  admin  

Muxuu yahay ninka ka tirsan Daacish ee gaajada ugu dhintay Puntland? Sida lagu daabacay barta Facebook ga ee ciidamada booliska Puntland, ninkaan ayaa lagu magacaabaa Mohamed Saalim Mohamed, kaas oo dhalo ahaan la sheegay inuu ka soo jeedo waddanka Yeman.…

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo saxiixay Saddex Xeer Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta sixiixay Xeerar Saddex ah, kuwaa oo kala ah:- 1. Xeerka Hay’adda Waddooyinka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Jubbaland.…

27th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Golaha Guud ee Qaramada …