Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Hoos u dhac ku yimid dhaqaalaha SNM Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ay sheegtay in ganacsiga magaalada Wajaale uu hoos u dhacay, taasina ay saamayn ku yeelatay dhaqaalaha Somaliland. Dhinaca kalena dhaqaaleyanada Somaliland ayaa iyaguna qaba in hoos u dhaca dhaqaalaha ay …

27th September 2024  admin  

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa ka qayb galay xafladda soo bandhigista waxqabadkii guddigii KMG ahaa ee doorashooyinka Puntland ee (TPEC) iyo Xiritaanka Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka Puntland. …

27th September 2024  admin  

Waa kuma ganacsadaha lagu eedeeyay inuu hub u soo iibiyay al-Shabaab ee la la’yahay? Warbaahinta gudaha Kenya gaar ahaan Daily Nation ayaa soo tabisay in la la’yahay halka jaan iyo cirib uu dhigay ganacsade lagu magacaabo Zakariya Kamaal Suufi Abashiekh …

27th September 2024  admin  

Dhowaan markii wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliyeed Xasan Culusoow lagu sheegay in Soomalida ku nool wadamada deriska ah ay inoo egyihiin oo luqadda Af Soomaaliga ku hadla aanay heli karin dhlashada Soomaalinamada, ayaa in badan oo Soomaalida ka …