20th November 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo oo sharci darro ku tilmaamay sharciyada horyaalla golaha shacabka

Guddoomiyaha golaha aqalka sare e Cabdi Xaashi ayaa ka hadlay xeerar dhawaan ay meelmariyeen xildhibaanada golaha shacabka isaga oo Sharci darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ayaa waxa uu tilmaamay in aysan sax aheyn xeerar badan oo haatan hor yaalla xildhibaanada kuwaas oo qaar ka mid ah ay socoto doodeeda.

Xeerarkaan  oo ay soo diyaariyeen guddi ka guddiga wadajirka ah ee dhameystirka sharciiga doorashooyinka ayuu ku dooday in nuqulka loo qeybiyey golaha shacabka aanu aheyn midkii ay guddigu keeneen, sidaa darteedna aysan waxba ka jirin xeerarkaan.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*