7th September 2024  admin  Category :

Guddiyada Kheyraadka ee labada gole BJFS oo tababar loogu soo gabagabeeyey Muqdisho

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa soo xirtay tababar soconayay muddo laba maalin ah, kuna saabsanaa sida ugu wanaagsan ee looga faa’ideysan karo Kheyraad Dalka si loogaara Horumar waara iyo ka ta xadirka saameynta uu Deegaanka ku yeelan karto.

Tababarkaan inta uu socday waxaa ka faaideystay Guddiyada Kheyraadka iyo Bii’ada ee labada Gole Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiye Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa umahadcelisay  khubarada ka socotay HASTINGS BUSINESS TRAINING AND CONSULTANCY oo taba barkaan bixinayay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*