Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2025  admin  

Hawiye, 1991 ayuu Daarood ka adkadeen, dastuurka aanu maanta doonayo inaan qorno mar hore ayeey ahayd inaan qorno ilaa qofka guulaysta ayaa sharciga looga danbeeyaaye Taliyaha ciidabka Sirdoonka Soomaaliya, Sanbalooshe ayaa sheegay in beesha Hawiyec ay ka guulaysteen Somaali inteeda …

11th May 2025  admin  

Hamza oo Nairobi kaga qeyb galay shir looga hadlyay khilaafka Jubaland iyo DFS iyo qodobada ka soo baxay. #S XASAASI: RW Hamza oo Nairobi kaga qeyb galay shir looga hadlyay khilaafka Jubaland iyo DFS iyo qodobada ka soo baxay. #Somalia…

11th May 2025  admin  

Madaxweyne Culusoow qoyska reer Qanyare Afrax Safiir u magcabay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magcaawday dalka Uganda Amb Fardowso Maxamed Qanyare ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqadaha danjirinimo u gudbisay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Uganda Hon. Okello …

11th May 2025  admin  

Canada oo joojisay barnaamijka qaxootiga ee ‘Group Five’ oo ay Soomaali badan dalkaasi ku tagi jirtay Dowladda Canada ayaa soo saartay go’aan ay si ku meel gaar ah ugu hakinayso qabashada codsiyada qaxootiga ee Group five iyo barnaamjka kale ee …