Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th February 2025  admin  

Darbijiifkii nolosha adag soo maray ee hadda loo shaqeeyo Sabona Buulo waxa uu ku dhashay kuna barbaaray magaalo lagu magacaabo Kofele. Waxa uu xasuustaa in uu reerkiisii ka soo tagay oo waddada hooy ka dhigtay isaga oo siddeed jir ah.…

6th February 2025  admin  

Ruushka oo Mareykanka uga digay “cawaaqib” kadib weerarkii Crimea Kremlin-ka ayaa Isniinta maanta ah uga digay Maraykanka “cawaaqib” waxayna u yeertay safiirkeeda, maalin kadib markii Moscow ay sheegtay in weerar ay Ukraine u adeegsatay gantaal Mareykanka uu sameeyey uu afar …

6th February 2025  admin  

Haweeneey 12 sano isbitaalka dhimirka ugu jirtay in la fahmi waayey luuqada ay ku hadasho Dalka Maraykanka, askari ka tirsan booliska Kansas ayaa haweenay da’ ah ka helay qol ay kaga jirtay Kaniisadda Methodist Christian ee Manter, iyadoo xirnayd dhar …

6th February 2025  admin  

Guriga Faadumo Jaamac Jibriil ee Baydhabo oo uu xoog ku haysto Sheekh Aadan Madoobe, Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya “Aadan Madoobe iyo Xasan Sheekh yaan la iga aasin haddii ay dhintaan, gurigeygii Baydhabo waxaa xoog ku haysta Aadan Madoobe,” Faadumo Jaamac Jabriil …