Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th May 2025  admin  

Haweeneey loo haysto wax is daba marintii ugu weyneyd adduunka Haweeneyda hantiilaha ah ee dalka Vietnam Truong My Lan ayaa ku guul-darreysatay inay racfaan ka qaadato xukun dil ah oo lagu riday sababo la xiriira inay ku kacday wax is …

9th May 2025  admin  

State Senator Omar Fateh oo ku dhawaqay in uu u sharaxan-yahay duqa Magaalada Minneapolis. …

9th May 2025  admin  

Waa kuma Abu Maxamed al-Julani, hoggaamiyaha kooxda Taxriir al-Sham Iyadoo xoogagga mucaaradka Suuriya ay gaareen magaalada Xalab ee xarunta gobolka ay isku magaca yihiin, ayaa kooxaha mucaaradka waxa ay daabaceen muuqaalo nin gar leh oo gashan tuutaha milateriga kaas oo …

9th May 2025  admin  

Soomaaliya wixii ka dhexeeyey iyo dowlad dhiskii waxay u muuqataa in shuruucdii la laalayo, xoogii iyo Ciidamadii Soomaaliyeed ee la sameeyeyna in Maamulo degen lagu weerarayo. Soomaaliya wixii ka dhexeeyey iyo dowlad dhiskii waxay u muuqataa in shuruucdii la laalayo, …