Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th May 2025  admin  

Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo ciyaari jiray kooxda kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulka qaranka Soomaaliyeed. Cantar Jeenyo ayaa ka mid ahaa xidigaha …

9th May 2025  admin  

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubaland Gen. Ismaaciil Saxardiid ayaa Iskoolka Tababarka Ciidanka ee Luglaw Tababar so ugu Soo Xidhay Urur kamid ah Guutada Abris Ee Ciidanka Daraawiishta Jubaland oo Mudo tababar halkaas ku qaadanayay. Ciidankan ayaa qeyb kanoqon doona Halyeeyada Furimaha …

9th May 2025  admin  

Muqdisho-Soomaaliya December 08, 2024: Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu sheegay in laba bilood oo xiriir ah laga joojiyay fadhiyadda Golaha Shacabka Xildhibaan Xasan Cabdi …

9th May 2025  admin  

Shacabka Suuriya oo ku damaashaadaya Fagaaraha Umayyad ee bartamaha magaalada Dimishiq Fagaaraha Umayyad ee bartamaha magaalada ayaa ah halka ay dadku ku damaashaadayaan – waxaa jira rasaas joogta ah oo ay jabhaddu hawada u ridayaan.Dad rayid ah ayaa ku wareegaya …