Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/07/136ed760-41d7-11ef-b74c-bb483a802c97.jpg-624x351.webp)
6th February 2025 admin
Maydka xaaskeyga iyo hooyadeed oo dhaawac ah ayaan dul imid qofkii dilayna wuu baxsaday’ Nasteexo Nuur Dable iyo Hooyadeed Muslimo Macallin waxay u ahayd fiid ay ku cawaynayeen gurigooda oo ku yaalla degmada Kaaran ee gobolka Banaadir markii dhacdado argagaxa …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/07/01000000-0aff-0242-3866-08dca3f9fbff_cx0_cy10_cw0_w650_r1_s-624x351.jpg)
6th February 2025 admin
James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xal u helidda khilaafka u dhexeeya dowladda …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/07/01000000-0a00-0242-f92f-08dca2955db8_w408_r1_s.jpg)
6th February 2025 admin
Egyptair oo billowday duulimaadyada Qaahira-Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho safarkii ugu horreeyay ku timid shirkadda diyaaradaha ee dalka Masar oo dhowr iyo soddon sano kadib billaabeysa duullimaad toos ah oo u dhexeeya Muqdisho iyo Qaahira. Diyaaradda ayaa maanta keentay wafti …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/07/29684087_2059192657662540_1217340776299473189_n-1-624x416-624x416-1.jpg)
6th February 2025 admin
“Isimada Isaaq oo sheegy in Somaliland ay Isaaqland tahay oo ay qaàti ka taagan yihiin kuwa la sheeganata Isaaqland oo aan Isaaq ahayn …