Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isbitaalka ku booqday Ciidamada Difaaca Puntland ee ku dhaawacmay saaka iyagoo cashar lama illaawaan ah u dhigaya Argagixisada Daacish. …

7th May 2025  admin  

Weerarka saaka Punland kadhacay ayaa khasaarihiisa uu siibadanayaa dhimasho iyo dhaawacba. Sawirka kore waa Allah ha u naxariistee Geelle Maxamed Muuse Bootaan, oo ka mid ahaa saraakiishii maanta shahiiday …

7th May 2025  admin  

7th May 2025  admin  

Fanaanaddii Qaranka Soomaaliyeed Luul Jaylaani ayaa geeriyootay Allaha u naxariistee waxaa goor dhaweyd magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ku geeriyootay, Fanaanaddii Qaranka Soomaaliyeed Luul Jaylaani Luul Jaylaani waxa ay ka mid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ku ahaa qaadista heesaha …