Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th February 2025  admin  

Ra’iisul wasaare Xamza oo magacaabay wasiiro cusub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku …

5th February 2025  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Siciid Jamac Qorsheel oo ka mid ah wefdiga madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Abdulaahi Dani ayaa safar shaqo ku maraya degmadda Godobjiraan ee gobolka Nugaal ayaa booqday xarumaha caafimaadka degaanka Warguduud, halkaas oo uu wasiirku madaxweynaha …

5th February 2025  admin  

Shariif Sheekh Axmed oo dowladda ku dhalliilay hubkii dhowaan dalka soo galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan wararka ku saabsan hubka dhowaan soo galay waddanka, la dagaalanka Al-Shabaab iyo arrimaha doorashada…

5th February 2025  admin  

Itoobiya: ‘Hadallo marin habowsan ayaa mar walba naga soo gaara madaxda Soomaaliya’ Dawladda itoobiya ayaa waxa ay walaac ka muujisay wax ay ugu yeertay ‘eedeymo marin habowsan’ oo iyada ka dhan ah kuwaas oo si joogto ah uga soo gaara …