Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th May 2025 admin
Agaasimaha bililiqada iyo iibka hantida Qaran iyo Qabuuraha ayaa la magcaabay Waxa markii ugu horaysay taariikhda Soomaaliya la magcaabay agaasime shaqadiisu tahay IIbka oo ka howl geli doona xarunta madaxtooyada. Agaasimahan oo inta badan la shaqaynaya qoyska madaxweytnaha ayaa ka …

6th May 2025 admin
Dawladda madaxweyne Culusoow intay joogeen waxay ka shaqaynayeen sidii beelaha Soomaaliyeed laysugu dhufan lahaa, wax loo xadi laha, loona burburin lahaa maamul goboleedyada, ayaa hadda ku faanaya inay keeneen Dawlad wanaagii iyo jidkii wanaagsanaa ee uu ka sii shaqeeyey Madaxweynihii …

6th May 2025 admin
Maamulka Somaliland ee Xaruntiisu tahay Hargaysa ayaa markii ugu horaysay qirtay inay iska indho tiri jireen alshaabka u socda degaanada Puntland Maamulka Somalilnd wuxuu si cadaan ah u taageeri jiray Kooxaha Argagixsada ka dagaalama buuraha Calmadow isla markaana 16 kii …

6th May 2025 admin
Soomaaliya oo sheegtay in la xalliyey “arrintii kala dhaxaysay Itoobiya” ayadoo wafdi Itoobiyaan ah ay tageen Muqdisho Wafdi ka socda dawladda Itoobiya oo ay hogaaminayso wasiirka gaashaandhigga ayaa booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters u …