Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th May 2025  admin  

Lubnaan oo wiilka Sheekh al-Qaradawi u gacan gelinaysa Imaaraadka Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go’aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aadan in loo gacan geliyo Abdul Rahman al-Qaradawi, oo ka mid ah mucaaradka Masar, …

6th May 2025  admin  

Maxaa ka jira eedeynta ah in dhoofka xoolaha Soomaaliya loo xiray shaqsi ajnabi ah 8 Saacadood ka hor Warar aanay BBCdu u xaqiijin karin si madax banana ayaa sheegaya in dhoofka xooolaha Soomaaliyeed ay dowladda Soomaaliya u xirtay ganacsadde Ajanbi …

6th May 2025  admin  

Maxaa siyaasadda Soomaaliya laga filayaa 2025? Waa waraysi uu Afyare Cilmi siiyey Idaacadda Codka America. Afayare, wuxuu ka mid yahay Aqoonyahanada Soomaalida kuwooda aad u dhex dhexaadka ah Damuljadiid cid waliba Aragtay @afyare_elmi oo kamid ahaa Kaadirka kooxda Daljir Iyo …

6th May 2025  admin  

Bayaaan Kasoo baxay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Puntland oo warqadii kasoo baxday shalay Wasaarada Beraha iyo Waraabka DFS ayaa Waxaa ay cadeyneysaa in aysan horay lagu soo wargelin, waxna kala soconin iibka iyo habraaca loo maray labada (2) cagaf-cagaf ee …