Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th May 2025 admin
Waqtigii Madaxweyne Farmaajo,, wuxuu lahaa qofkii taageera Itoobiya waa Cadow waana Qiyaano Qaran. Wuxuu kaloo lahaa Farmaajo waa Mareexaan. Hadalkan aan daacadda ahayn ee lagu kicinayey beelaha Hawiye ayaa Bashiir Macallin Cali loogu abaal guday Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka …

6th May 2025 admin
Kuwii dhintaan Bad qabin, qabuurtaa lagala baxaa, Beesaa laga raadiyaa, business weeyaan lafuhu …

6th May 2025 admin
War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Soomaaliya iyo Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa si diirran usoo dhaweeyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku yimid itoobiya. Labada hoggaamiye waxa ay yeesheen …
6th May 2025 admin
Maamulka degmada Badhan ayaa booqday deegaanka Wardanbe ee Degmada Badhan Masuuliyiinta maamulka Degmada Badhan ayaana ukuur galay xaalada guud ee deegaankaasi …